Somali Updates

Soomaaliya iyo Al-Shabaab: Xiriirro Qarsoon iyo Loollan Awooddeed

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya waxay wajahaysaa su’aalo sii kordhaya oo ku saabsan istaraatiijiyaddeeda la dagaallanka Al-Shabaab, iyadoo warbixin cusub ay sheegtay in xukuumadda Madaxweyne...

Baaritaan: Shaabada Kooxaha Argagixisadda iyo Loollanka Koonfur Galbeed

BAYDHABO, Soomaaliya — Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysanaysa, iyadoo loollanka ku saabsan awoodda maamulka uu si tartiib...
spot_imgspot_img

Jubaland iyo Villa Soomaaliya oo Ku Loollamaya Xoreynta Jubada Dhexe

MUQDISHO – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isku-dabarideysa in ka badan 7,000 ciidamo ah kuwaas oo qorshahooda oo dad aad...

Baaritaan: Loollanka Xasan iyo Deni Ee Kasoo Horumaray Doorashada 2026

GAROWE - Muddo dheer, khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya wuxuu u badnaa muran ku saabsan dastuurka, awoodaha dowladda iyo qaabka...

Baaritaan: Saddex Haween Ah Oo Muqdisho Loogu Xiray “In Ay Is-Guursadeen”

MUQDISHO - Laamaha ammaanka dowladda federaala ah ee Soomaaliya ayaa bishii June 2026 waxay degmada Xamarwayne ee magaaladda Muqdisho...

Mucaaradka Soomaaliya oo Xasan Sheekh Ku Hor Kufiyay Madaxda Afrika

MUQDISHO — Isbahaysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo aan hore looga baran siyaasadda Soomaaliya,...

Turkiga Oo Dhismaha Saldhig Cusub Ka Bilaabay Magaalada Baydhabo

MUQDISHO — Dowladda Turkiga ayaa si tartiib ah u ballaarinaysa joogitaankeeda milateri ee Soomaaliya, iyadoo dhismaha xarun cusub oo...

Loolanka Awoodeed ee Ku Daahsoon Khilaafka Doorashada Soomaaliya

MUQDISHO – Machadka Heritage Institute ayaa sheegay in khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya aanu ahayn oo keliya muran ku...