Tag: Soomaaliya

Jubaland iyo Villa Soomaaliya oo Ku Loollamaya Xoreynta Jubada Dhexe

MUQDISHO – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isku-dabarideysa in ka badan 7,000 ciidamo ah kuwaas oo qorshahooda oo dad aad...

Mucaaradka Soomaaliya oo Xasan Sheekh Ku Hor Kufiyay Madaxda Afrika

MUQDISHO — Isbahaysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo aan hore looga baran siyaasadda Soomaaliya,...

Turkiga Oo Dhismaha Saldhig Cusub Ka Bilaabay Magaalada Baydhabo

MUQDISHO — Dowladda Turkiga ayaa si tartiib ah u ballaarinaysa joogitaankeeda milateri ee Soomaaliya, iyadoo dhismaha xarun cusub oo...

Loolanka Awoodeed ee Ku Daahsoon Khilaafka Doorashada Soomaaliya

MUQDISHO – Machadka Heritage Institute ayaa sheegay in khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya aanu ahayn oo keliya muran ku...

Sida Puntland Uga Dabaalatay Qorshihii Colaad Hurinta Villa Soomaaliya

GAROWE – Taliyaha ciidamadda Danab ee fadhigoodu yahay xerada Ligle ee duleedka magaaladda Garoowe, Jimcaale Jaamac Takar, ayaa habeenkii...

Xaraashka Dhulka Danta Guud ee Soomaaliya iyo Macaashka Hal Bilyan oo Doollar

MUQDISHO – Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa in ka badan hal bilyan oo doolarka Mareykanka ah ($1 billion USD)...

Sheekh Hamad: Ninkii Qatar Galiyay Khariidadda Siyaasadda Soomaaliya

MUQDISHO - Markii Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani uu talada Qatar qabtay sanadkii 1995, wuxuu bilaabay in Qatar...

Tafaasiisha Noocyada Doorasho ee Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka

Muqdisho – Soomaaliya waxay mar kale taagan tahay isgoys siyaasadeed. Wadahadallada ka socda Muqdisho ayaa galay marxalad muhiim ah,...

Maxaa Ku Dhex-qarsoon Hadalkii Fiqi ee Al-Shabaab Ku Tilmaamay “Xisbi”?

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka difaaca Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa ka dhawaajiyay hadal dhaliyey dood ballaaran ka gadaal markii...

FAALLO: Calaamo-saarka Aadan Madoobe iyo Siyaasadaha Ku Wareegsan

Muqdisho/Baydhabo - Munaasabad maanta ka dhacdey magaalada Baydhabo oo sugida ammaankeeda ay ka qeyb-qaateen diyaaradaha dagaalka Turkiga ee F-16...

Soomaaliya oo sagootisay safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka...